Madaxweyne Qoor Qoor oo magacaabay Guddiga farsamo ee hanaanka doorashada dalka

Wareegto caawa kasoo baxday Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa lagu magacaabay labada Xubnood ee Galmudug ku matalaya guddiga farsamo ee ka baaraandagaya hannaanka doorashooyinka dalka. Madaxweyne Qoor Qoor ayaana u magacaabay in guddiga farsamo ku matalaan Kamaal Guutaale oo horey uga mid ahaa musharaxiintii ka biyo diiday doorashadii Galmudug iyo siyaasiga … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo magacaabay Guddiga farsamo ee hanaanka doorashada dalka